X

Swizerland oo dirqi kaga adkaatey Albaniya oo garsooruhu ku fadhiyay

Ciyaaraha qaarada reer Yurub ee ka socda Faransiiska ayaa manta waxa ciyaarta hore ciyaaray Swiezrland iyo Albaniya waxana ciyaartu ku dhamaatey hal gool iyo eber ay ku dhamaatey iyadoo xulka Albaniya laga saaray mid ka mida horaantii qaybta hore ee ciyaarta.

Ciyaarta aya ku bilaabatey Albaniya oo faro kulul ku haysa Swizerland waxase si caadiya ugu fariistey garsooraha oo aad moodo in uu la daba socdey kaadhkla huruuda ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.