X

Xoogaga Liibiya oo argagixisada ka qabsaday deked ku taala hoygii hogaamiyihii reer galbeedku diley ee Qadafi

Ciidamo raacsan maamulada dalka reer galbeedku burburiyay ee Liibiya ayaa shaaciyay in ay argagixisada Daacish kala wareegeen dekeda magaalada Sirte oo mar ahaan jirtey xarun Afrika oo dhan ku shirto inta aanay reer galbeedku burburin Liibiya dilina Qadafi.

Argagixisada ayaa Liibiya ka joogta magaalada Sirte oo ahayd magaalo aad u qauruxbadan hadana la mida ciida saxaraha kadib dagaal reer galbeedku ku burburiyeen aakhirkii sanadii 2011.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.