X

Syiaasi Cali Faarax oo Suldaan Wabar ka difaacay odayaal Muuse Biixi dhabarka soo taabtey

Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ayaa jawaab kulul siiyay odayaal isku sheegay Jibriil Yoonis (Samaroon) oo aan shaqo kulahayn kacdoonada Awdal ee horkacayo Suldaan Wabar kuna tilmaamay in calooshoodu hadleyso. Wuxuu faray Suldaanka inuu saxan yahay laakiin keliya u baahan yahay inuu halganka saxo si uu u midho dhalo. Wabar waxaan leehay marnaba ha dhegeysan dabadhilifyadan.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.