20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taageerayaal badan oo xisbiga Wadani kaga soo biirey gobolka Sanaag

Taageerayaal badan ayaa xisbiga Wadani kaga soo biirey gobolka Sanaag. Soo dhaweyn balaadhan oo loogu sameeyay Ceerigaabo ayaa waxa ka qaybgalay masuuliyiinta Wadani.






Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS