08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taageerayaasha xisbiga Wadani ee degmada Dilla oo musharax Maxamed Cali u sheegay in la ilaaway

Taageerayaasha xisbiga Wadani ee degmada Dilla ayaa musharax Maxamed Cali u sheegay in la ilaaway. Degmada Dilla ayaan lahayn meel dadku biyaha ka cabaan ayadoo dooxuna agtooda maro dadna ku dilo.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS