X

Tababare u dhashay Gaana oo loo magacaabay xulka kubada cagta ee Somaliya

Tababare u dhashay dalka Gaana ayaa loo magacaabay xulka qaranka Somaliya. Ma Jiro xul qaran oo Somaliyed waxase jira dhalinyaro is xilqaantey oo ka qaybqaata kulanada aduunka sida koobka aduunka iyo kan Afrika.

Magaalada Muqdisho ayaa laga aasaasay naadiyo la baxay magacdii hore e naadiyadii qaranka iyo kuwo cusub oo siyaasadeysan, waxana inta badan laga xulaa kuwaas.


Tababare Bashiir Heyfadh ayaa dalkiisa tababare u ah xulka kubada cagta ee gabdhaha ayaga oo kaalin fiican ka galay kuwa Afrika. Masuulka xiriirka kubadda cagta ee Somaliya ayaa sheegay inay u baahan yihiin tababare soo xuli kara dhalinyar karti iyo xrifadleh.

Somaliya ayaa inta badan ku harta wareega koowaad ayadoo ka mida wadamada ugu hooseeya caalamka oo ay ka hooseeyaan ilaa 6 dal oo ah kuwo yaryar.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.