X

Tababarihii naadiga Real Madrid Siidaan oo is casiley kadib guushii maalmo kahor

Tababarihii naadiga Real Madrid Siidaan ayaa is casiley kadib guushii maalmo kahor. Siidaan ayaa soo hooyay guulo is daba jooga wuxuuna qabaa inay tahay xilli fiican oo la is casilo.



Siidaan ayaa sheegay inuu gaarsiiyay naadiga halkii uu gaarsiin kartin hadana loo baahan yahay isbedel cusub in la helo. Waxa ag-fadhiyay madaxa Real Madrid.



Siidaan ayaa keenay sadex guiulo is daba xiga oo ay ka mid yihiin horyaalada Yurub iyo kan Isbayn. Siidaan ayaa la filayay inuu saxiixo heshiis cusub wuxuuse dareemay inuu hawop gedis u baahan yahay.

Faransiiska ayaa koobka aduunka qaadey markii Siidaan u ciyaarayay dalkiisa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.