X

RW Xasan Cali Kheyre oo booqdey xeradii ciidanka cirka ee Balidoogle: SAWIRO

RW Xasan Cali Kheyre ayaa booqdey xeradii ciidanka cirka ee Balidoogle oo hadda lagu tababaro ciidanka kamaandoosta ee Danab. Booqashada RW Xasan Cali Kheyre ayaa loo arkaa guubaabo.



Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ugu horeyn waxa uu Warbixino ka dhageystay Saraakiisha ciidamada eek u sugan Xerada Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Sidoo akle Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa waxa uu xariga ka jaray qayb cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta tababarka.



Ra’iiusl Wasaaraha oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in booqasgadiisa ay qeyb ka aheyd sidii uu u ogaan lahaa horumarka ay sameeyeen sannadkii lasoo dhaafay Ciidanka DANAB ee ku sugan halkaas.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.