X

Tababarihii ugu mudada dheeraa kooxda Arsenal ee Ingiriiska oo shaqada ka tagaya

Tababarihii ugu mudada dheeraa ee kooxda Arsenal ee Ingiriiska ayaa shaqada ka tagaya. Arsiin Wenger oo u dhashay Faransiiska ayaa mudadii uu ahaa tababaha u soo hooyay kooxda guulo iyo guuldaro intaba.



Kooxda ayaa ku guulaysatey horyaalka Ingiriiska mudadii uu hayay xilka oo ahayd 22 sano. Xil ka tagida tababaraha ayaa naadigu sheegay inay noqonayso marka uu dhamaado mudo-xileedka naadiyada Ingiriiska.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.