X

Xildhibaan Faadumo oo ka hadashay gabadh Macalin dugsi muddo haystey

Xildhibaan Faadumo oo Ka tirsan golaha aan sharciga buuxa haysan ee aqalka sare lagana soo koobigareeyay Maraykanka ayaa Ka hadashay dhacdo xanuunkeeda leh oo Ku dhacdey gabadh yar oo Macalin dugsi iska haystey muddo 7 sanno ah.


Xildhibaanada ayaa ka hadlaysay dood ku saabsan in la ansixiyo sharci diinta Ka hor imaanaya oo dastuur dhoodhoobka dalka u yaala Ku qoran.

Hoos Ka daawo


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.