November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tacsi ku socota dhamaan ilma Dirir Dubad gaar ahaan ilma Xasan Dirir+SAWIRO

Dhamaan asxaabta culimada, aqoomyahanada, dhaqaatiirta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan ilma Dirir Dubad gaar ahaan ilma Xasan Dirir Dubad oo hooyadood Xabiiba Cumar Cali ku geeriyootay shalay degmada Boorama isla shalayna lagu aasay Boorama.

Waxayna kala yihiin:

Sheekhal baladka Sh.Cabdlihaahi sheekh cali jawhar, Maxamed cabdilaahi boqore, Maxamed xaaji cumar yaabe, Cabdilaahi xaaji ciise, C/raxmaan Ismaciil Saban, Cabdirashid cabdi jaamac (rashka), Ibraahim aadan qaalib, Eng cCbsisalaan sheekh cali jawhar, Cabdi daahir Abtidoon, Maxamed xaashi, Guray aw siciid, Carab bishaaro, Cabdi jaamac Buux (cabdi ogaadeen), Caaqil Axmed Suldaan, Caaqil Muumin, Siciid Cismaan Abtidoon, Cabdi Xaashi, Caaqil Jaamac Nuur, Siciid habane.
11208765_992646690776161_1468585363_n[1] 11253814_992646684109495_926412589_n[1] 11303731_992646710776159_1326267890_n[2] 11304503_992646450776185_1943128080_n[1] 11328892_992646644109499_819034592_n[1] 11328919_992646940776136_1588323933_n[1] 11329711_992647040776126_36046737_n[1] 11335755_992646910776139_1404971097_n[1] 11348915_992646954109468_122808713_n[1] 11350210_992646814109482_1207678192_n[2] 11356290_992646434109520_591890976_n[1] 11358732_992646810776149_1429470941_n[1] 11418212_992647020776128_1480923618_n[1] 11421497_992646917442805_302906950_n[1]
C/rashiid Rashka
BOORAMA
ARAABINEWS.COM