November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tacsi ku socota ilma Xaaji Maxamuud Cumar Fadan geerida ku timi hooyadood Aamina Bulaale Warsame

Ina lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan jaaliyadaha Bahabar Cabdalle ee Beljim, London, Iskandaneefiya, Maraykan iyo Kanada waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Xaaji Maxamuud Cumar Fadan oo hooyadood Aamina Bulaale Warsame ku geeriyootay Boorama.

Waxaan marxuumada uga baryaynaa in Rabi janadiisa Fardowsa ka waraabiyo reerkii ay ka baxdeyna Samir iyo iimaan ka siiyo iyo waliba eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday. AAAMIIN AAMIIN

tacsiqol[1]

ARAABINEWS