November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tacsi ku socota qoyska gudoomiyihii hore ee Sheekh Nabadgalyo ee ismaamulka Somalida

imagesWSF1Y79BInaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxa tacsi loo dirayaa gudoomiyihii hore ee degmada Sheekh Nabadgalyo ee ismaamulka Somalida Itoobiya marxuum Axmed Jaamac Dhiirane oo shalay geeriyooday.

Waxaan marxuumka aan uga baryayaa inuu rabi janadii fardowsa ka waraabiyo Samir iyo iimaana ka siiyo eheladii iyo qoyskii uu ka baxay.

Axmed Bile, Beljim

ARAABINEWS