November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tacsi uu dirayo Axmed Bile Kaahiye geerida ku timi Xaaji Maxamuud Cumar Fadan

Inaa lilaah wainaa ilayhi raajicuun qoska reer Bile Kaahiye waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ilma xaaji Maxamuud Cumar oo ku kala nool daafaha caalamka geerida naxdinta leh ee ku timi naxariistii jano rabi haka waraabshee aabohood xaaji Maxamuud Cumar Fadan oo ku geeriyooday Araabi 3 / 5 / 2015 ee degmada dambal waxaan ilahay uga baryaynaa marxuumka inuu janatul fardawsa ka waraabsho eheladi iyo qaraabadii uu kabaxayna iyo caruurtii ka hadhayba samir iyo imaan haka siiyo. AAMIIN

Axmed Bile Kaahiye, Beljim

ARAABINEWS