November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tahniyad aroos oo ku socota boqorka iyo boqorada Samatar Maxamed Kaamil iyo Bushra Cumar Macalin

Anigoo ah Marwo Farxiya Maxamuud Coofle oo ku hadlaya magaca reer Coofle waxaan tahniyad aroos u dirayaa boqor Samatar Maxamed Kaamil iyo boqoradiisa Bushra Cumar Macalin oo arooskoodu ka dhacay Boorama huteel Rays waxaanan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Aamiin

Waxaan arooskaa cusub leenahay rabi ha idinka dhigo kuwii ku nasta kuna waara farxad iyo rayn rayn rabina ha idinku manaysto barwaaqada guurka ee wiil iyo caano iyo gabadh iyo caano.

Waxaan u ciyaaraynaa heestii damaashaad iyo ciyaar dartiin baa loo tumee Allow gurigiina daa ee fanaanka Maxamed BK.

10985422_885530658175305_4522073522229486422_n[1]

dhambaal[1]

 

HAMBALYO

ARAABINEWS.COM