Tahriibayaal kale oo isku haligey badda u dhaxaysa Liibiya iyo Yurub. Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku dhimatay markii doon ay la socdeen ay degtay
Mas’uuliyiinta dalka Liibiya ayaa sheegay in Shilkan uu noqonaya kii ugu horeeyey ee sanadkan cusub dhaca. Liibiya ayaa waxa ka bilaabmey adoonsi caadiya.
Kufsiga ayaa noqdey mid faraha ka baxay kaas oo loo gaysto dumarka Somalida iyo kuwa kale ee Liibiya u yimaada inay ka sii tahriibaan.
Ciidamada ilaalada xeebaha ayaa sheegaya in qalabka wax lagu ilaaliyo ee diyaaradaha ay kula socdeen doomaha ay saaran yihiin dadka lasoo tahriibiyo.
Warbaahinta dalka Talyaaniga ayaa sheegtay in ay wali ay socdaan dadaallada lagu soo badbaadinaayo dadkaasi, oo la aamin san yahay in ay ka yimaadeen Qaaradda Afrika.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay