Waa sawiradii ugu dambeeyay oo laga soo qaaday tahriibayaal naftooda iyo tii caruurtoodaba haligii gaadhey oo laga soo badbaadiyay xeebta u dhaxaysa carabta iyo Yurub. Dadka laga soo daadgureeyay badda ayaa doontii la degtay.
Dadka tahriibayaasha ahaa ayaa u kala dhashay dalalka Somaliya, Eritariya, iyo Afrikada galbeed oo si xoogan u soo galaya Yurub sida Nayjeeriya. Waa sawiradii ugu naxdinta badnaa oo ay ku jiraan
caruur yaryar oo dirqi ku sigtey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS