X

Tahriibayaal Soomaali ku jirto oo ku dhaawacmay Giriiga

DIGITAL CAMERA

Tahriibayaal Soomaali ku jirto ayaa ku dhaawacmay Giriiga. Tahriibayaashan oo isugu jirey dalal gaaja ah sida Bakistaan, Afganistaan, Somaliya iyo Eritariya ayaa la socdey gaari uu wadey tahriibiye Bakistaani ah.



Kadib markuu arkey booliiska waxay isku dayeen inay baxsadaan ayagoo fuushan wadada weyn ee ka timaada Turkiga aadana Giriiga.
Boliska waaxay sheegeen inuu gaarigu qalibmay xilli tahriibiyuhu isku dayay inuu ka baxsado booliiska.



Xuduudka W/bari ee Giriigga ayaa ah jidka ugu weyn ee ay Tahriibayaasha ka imaanayo dalka Turkiga ka soo gudbaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.