X

Wasiirkii hore ee ciyaaraha Somaliland oo shil ku galay gobolka Saylac

Wasiirkii hore ee ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa shil Ku galay gobolka Saylac ama Salal. Gaadhi loo waday ayaa Kula qalibmey Deegaan hoostaga Saylac. Wasiirka ayaa ka badbaaday.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=yPiaIqSzIOk[/embedyt]



Msxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.