November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tahriibayashii ugu badnaa oo Oromo ah oo lagu qabtey tuulada Caynabo ee gobolka Sool

Tahriibayaal gaaraya ilaa 400 oo ah Oromo ka ordaysa nolosha adag ee Itoobiya ayaa lagu qabtey tuulada Caynabo ee gobolka Sool halkaas oo la sheegay in ay u socdeen Puntland si ay ugu sii gudbaan dalka Sucuudiga ee dawladoodu u diidey in ay tagaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS