Afhayeenka salaadiinta Somaliland (Woqooyi galbeed iyo Togdheer) ayaa taageeray fikir ka yimi Turkiga oo sheegaya in wadahadaladii la oran jiray Somaliya iyo Somaliland loo bedelo mid dhaqan oo madax dhaqameedku wada hadlaan. Suldaan Xiireey oo ah suldaan masxkadiisu furan tahay ayaa sheegay in maamulka Hargeysa cid gaara u xirneyn taladiisu oo ay cidkasta talo ku leedahay.
Bal aan aragno waxan huursan ee la qarinayo ee soo bixi 24 sano. Maamulka Somaliland ayaa hada ku koobmey in uu ictiraaf ka raadsado xaafadaha Ingiriiska ee ay ku badan yihiin beesha Isaaq. Waxa dhinaca kale faraha ka qaaday saxaafadii Ingiriiska ee taageeri jirtey iyadoo dawlada Ingiriisku hadda u aragto Somaliya oo mida in taladu ku jirto.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay