X

Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland Xudhuun oo sheegay in uu eryay ciidan ka tirsan asluubta iyo maxaabista iyo soonka

Hargeysa–Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland jeneral Xudhuun ayaa ka hadlay ciidan ka tirsan asluubta oo ay eryeen kadib markii baafin loo sameeyay ayna ka soo jawaabi waayeen. Waxa kale oo uu ka hadlay maxaabiista iyo soonka isagoo sheegay in ay si fiivcan ula dhaqmaan maxaabiista sooman iyo kuwa aan soomin arimo badan awgeed.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.