X

Xoriyada Jabuuti oo loo dabaaldegay iyo filim aan idiin xulney oo ay ku jirto haweenay kaluumaysato ah iyo taariikhda Jabuuti

Jabuuti–Iyadoo manta Jabuuti looga dabaaldegayo maalinta xoriyada dawlada Somaliyana ugu magacdartey maalmaha xoriyada ayaa waxa aan idiin soo xulney filim taariikh ah oo ka sheekaynaya nolosha guud ee dalka Jabuuti iyo dadkii soo maray oo ay ku jirto haweenay kaluumaysato ah oo dadka deegaanku aamineen in ay leedahay gacmo barakaysan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.