November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Taliyaha ciidanka dawlada Somaliya oo hawl muhiima ka fuliyay Gaalkacayo: SAWIRO

Taliyaha ciidanka dawlada Somaliya ayaa hawl muhiima ka fuliyay Gaalkacayo. Taliye Gorod ayaa maalmahan ku sugnaa Gaalkacayo halkaas oo dagaalo noocyo badana at ka socdaan.



Dagaalada ayaa u dhexeeya beelaha degan ee maamulada Galmudug iyo Puntkland iyo dagaal labadaba ka dhana oo at fuliyan argagixisada Shabaab.



Waxay tani keentay inay dadka shacabku ku dhex dhintaann ayna keento in wadooyin badan Xirmaan. Taliyaha ayaa furey wadooyinkan xiran.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS