November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Taliyaha ciidanka Jabuuti Cabdi Faarax oo eedeeyay reer Awdal kana hadlay xadka xidhan iyo dadka galiwaayay Jabuuti+MUUQAAL

WP_20150227_012Jabuuti–Taliyaha ciidanka Jabuuti Cabdi Faarax ayaa si cadho leh uga jawaabay arinta xadka Lawyacado isagoo ku tilmaamay in siyaasiyiin reer Awdala si khaldan uga faaiideysanayaan. Taliyaha oo warkiisa telefishanka Horn Cable googoysay ayaa sheegay in dadka warqadaha wata la soo daayo inkastoo aan dhowr jeer daawanay dad ku xaniban Lawyacado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS