X

Taliyaha ciidanka Jabuuti Cabdi Faarax oo eedeeyay reer Awdal kana hadlay xadka xidhan iyo dadka galiwaayay Jabuuti+MUUQAAL

Jabuuti–Taliyaha ciidanka Jabuuti Cabdi Faarax ayaa si cadho leh uga jawaabay arinta xadka Lawyacado isagoo ku tilmaamay in siyaasiyiin reer Awdala si khaldan uga faaiideysanayaan. Taliyaha oo warkiisa telefishanka Horn Cable googoysay ayaa sheegay in dadka warqadaha wata la soo daayo inkastoo aan dhowr jeer daawanay dad ku xaniban Lawyacado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.