X

Wax badan ayaa lagu wareeray yaa u taliya maamulka Hargeysa iyo jawaabta oo ay bixisay Rooda Axmed+MUUQAAL

Berbera–Wax badan ayaa dadku is waydiiyaa cida ka talisa maamulka Hargeysa iyadoo aan ognahay in Silaanyo magaciisa la isticmaalo oo wixii la doono lagu sameeyo maadaama Siilanyo hawlgab yahay oo xataa suaalaha laga ilaaliyo si looga ilaaliyo inuu khalad galo ama ka hadlo qorshe aanu ogeyn.

Hadaba Rooda Axmed ayaa qarxisay cida saxda ah ee ka talisa maamulka Hargeysa oo ay ka go,antahay taladu.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.