Taliyaha lagu diirsaday ee ciidanka lugta jeneraal Biixi oo booqday halkii ay Kiiniya ka soo gudbisay maleeshiyada ay qaladay ayaa sheegay inuuna rasaas isaga qasaarin doonin ee uu ka furan doono hubka ay wataan.
Wuxuu dhinaca kale taliyuhu kabaha la dulmaray fadhiid Ismaaciil Cumar Geelle sheegayna in shacabka Jabuuti ay yihiin dad walaalo ah laakiin Ismaaciil sidaa u yeelay inuu xukunka sii dheeraysto.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay