Taliyaha cusub ee asluubta ayaa booqdey xabsiga ugu nidaamsan Afrika oo dhan oo laga furey Muqdisho. Xabsigan oo qaadaya dad aad u farabadan ayaa leh inkaaniyaadka muwaadintu xaq u leeyahay ee RABIGEEN siisay.
Taliye Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) oo booskan markale loo magacaabay ayaa soo indha indheeyey halka uu marayo mashruuca dhismaha Xabsigaan, waxaana uu xog wareystay injineeradq gacanta ku heyso dhismaha.
Xabsigaan ayaa ku yaalla KM7 ee duleedka Magaaladda Muqdisho waxaana uu dhismihiisa bilowday Sanadkii 2015 oo uu isla taliye ahaa isla Bashiir Maxamed Goobe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS






Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay