X

Taliyaha cusub ee ciidanka xooga dalka oo jeediyay qudbadii ugu horeysay iyo ciidankii hore ayaan nahay

Taliyaha cusub ee ciidanka xooga dalka Somaliyeed sareeye guuto Maxamed Aadan oo jeediyay qudbadisii ugu horeysay kuna nuux nuuxsaday kaalinta ciidankii hore ka qaaday dib u habaynta wadamada hadda Somaliya ka caawinaya in ay lugaheeda ku istaagto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.