War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in taliye lagu dilay magalada Berbera lagu sheegay in uu ka tirsanaa ciidan loo yaqaan birmadka. Dilka ayaa ka dhacay Meel aan sidaa uga Fogeyn Saldhiga Dhexe ee Magaalada Berbera,waxaana la sheegay in Taliyaha uu Dilay Askari ka tirsan Ciidamada Soomaaliland oo Saldhiga Berbera ku sugnaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay