November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Taliye Cismaan Warsame (Haari) oo Boorama lagu aasay

Allaha u naxariistee waxa magaalada Boorama lagu aasay taliye Cismaan Warsame oo aad ugu magac dheeraa (Haari) oo muddo dheer soo ahaan jirey taliye booliis xilliyadii dawladihii qaranka.



Aaskiisa ayaa waxa ka soo qayb galay boqolaal dadweyne oo ku sugan degmada Boorama.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS