13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jeneral Maxamed Aadan Axmed oo loo magacaabay Taliyaha cusub ee ciidanka halka abaanduulana la raaciyay iyo dalacsiin

Dawlada Somaliya ayaa u magacaabay jeneral Maxamed Aadan Axmed in uu noqdo taliyaha cusub ee xooga dalka Somaliyeed kadib so jeedin uu sameeyay wasiirka difaaca ee dawlada Somaliya kaas oo lagu bedelay taliyaha hadda ee Indha qarshe.

Waxa dhinaca la magaacabay abaanduulaha ciidanka xooga oo loo magacaabay Cali Baashe. Labada taliye iyo abaanduulihiisa ayaa labadaba la dalacsiiyay maadaama la sheegay in khibrad ciidan leeyihiin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM