07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taliye ka goostey Muuse Biixi oo Puntland galay

Taliye ka tirsanaa ciidanka Muuse Biixi ayaa ka goostey una talaabey ciidamada Puntland. Markii taliyihii ugu horeeyay ee goosta Muuse Biixi ee u gala Puntmand.

Gaashaanle sare Caydiid ayaa sheegay inuu maamulka Muuse Biixi ay u dhamaayeen gobolka qabyaalad cadna ku shaqeeyo. Taliyahan ayaa ka soo jeeda gobolada SSC.

Goosashada taliyaha ayay niyad xumobku tsgsu maamulka Muuse Biixi oo lumiyay kalsoonida dadka hoostaga, waxayna ahayd sanadkii hore markii jeneraal Caare iyo ciidan uu wato ilaa haddans ku sugan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS