X

Taliye nin gurigiisa ku xidhey oo welli ka tirsan maamulka horjooge Siciid Deni

Waa qayb kale barnaamijka kaftanka siyaasada oo waxyaabaha looga hadlaa ay dhab yihiin ayaa waxa ku jira taliye ka tirsan maamulka horjooge Siciid Deni oo nin gurigiisa ku xidhey kadibna kala soo daalay feedh iyo laad kadibna jeel u gudbiyay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.