21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taliye Saylac loo bedelay oo lagu yiri mishahar ma jiro ee Saylici ka soo dhamayso

Taliye Saylac loo bedelay oo lagu yiri mishahar ma jiro ee Saylici ka soo dhamayso. Maayerka Saylac oo fariin ka gudbiyay sida taliyihii booliiska ee xilka laga bedelay ku noolaa ayaa taliyaha cusub u sheegay inuu shaxaad ku noolaa hadana la rabo inuu inadeerkii C/raxmaan Saylici mishahar ka dhamaysto.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=805_99M8dQU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS