November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Talyaaniga oo soo saaray war soo galootiga la xiriira oo ka qaylisiiyay Yurubta kale

Talyaaniga ayaa soo saaray war soo galootiga la xiriira oo ka qaylisiiyay Yurubta kale. Talyaaniga ayaa waxa sanadkan soo galay dad lagu qiyaasay ilaa 80 kun oo qof wuxuuna la ciirciirayaa soo galooti.

Talyaaniga ayaa cabasho xoogleh ka muujiyay tirad soo galaya dalkeeda ee ka imanaya wadamada dagaalada iyo gaajadu ka jirto ee Somaliya, Afrika Galbeed iyo wadamada Carabta ilaa Eeshiya.


Wasiir ku xigeenka arimaha dibeda ayaa sheegay in Talyaanigu qorsheynayo in uu soogalootiga siiyo dalkugal AAN JOOGTO AHAYN oo u saamaxaya in tahriibayaashu si toosa u geli karaan wadamada kale ee Yurub.


Waxa wasiirku sheegay in tani tahay tan kaliya ee u furan Talyaaniga maadaama Yurub diidey in ay qaybteeda

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS