X

Tani ma Muqdishadii laygu khuukhin jiraybaa 30-ka sanno

Yarkii burburkii ku dhashay Burco oo 30 sanno loo sheegaayay inay cuqdad u qaadaan Koofurta iyo qabiiladeeda iyo caasimadii dalka ayaa Muuse handaraab ka eryayday hoygii uu ku dhashay. ”Waxa 30 sanno la iga dhaadhiciyay calan buga haddase waxaan soo taabtey Muqdishada dhabta iyo hoygii qaranka.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.