X

Tarsan oo Muqdisho kaga dhawaaqay xisbiga cadaalada iyo dadka ku jira oo laga yaabay+SAWIRO

Muqdisho 27 Nov 2014–Maxamud Tarsan ayaa Muqdisho kaga dhawaaqay xisbiga cadaalada inkastoo dadka ka hadlay ay ku jiraan dagaal oogayaal Muqdisho laga yaqaan. Tarsan ayaa sheegay in uu rajaynayo inuu cadaalada xumada ka jirta dalka tirtiro.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.