November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tartan dhaanto oo aad u xiiso badan oo lagu qabtey Jigjiga yaase u soo baxay+MUUQAAL

Dhaantada ayaa ka mida ciyaaraha aadka loo jecelyahay hadaba tartan lagu kala saaray noocyo farabadan oo dhaantada ayaa lagu qabtey Jigjiga halkaas oo rug cadaa dhaantada ku takhasusay ay u garsooreen dhalinyar iyagu ka qaybgalay si ay ugu guulaystaan bilad la bixinayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM