X

Tartan kubadeed oo ay qaban qaabisay jaamacada Eelo ee Boorama oo laba kooxood isku haleeleen+MUUQAAL

Tartan kubadeed ay qabanqaabisay jaamacada Eelo ee magaalada Boorama ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay garoonka kubada cagta ee Biroole. Labada kooxood ee maanta ku hirdamay garoonka ayaa kala ahaa IT IYO Injineering. Garoonkan Biroole ee magaalada ayaan waxba iska bedelin aan ka ahayn in ugu dambeyn la badbaadiyo oo dayr loo sameeyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.