Waxa gabo gabo galay kulanada kubada koleyga e gabdhaha ee si rasmi ah uga socda magaalada Garoowe ee Puntland. Kubadan koleyga ayaa waxa ku tartamayaa maamul jufeedyada Koofurta.
Garoonka ciyaaraha Mira-awaare ee magaalada Garoowe ayaa waxaa weli kasocda ciyaaraha hablaha maamul goboleedyada ee kubadda kolayga.
Kulamadii shalay
Galmudug waxa ay ka badisay Puntland
Banaadir waxa ay ka badisay Jubbaland
Kulamada Afar dhammaadka
Banaadir Vs Puntland
Galmudug Vs Hirshabeelle
Ciyaarta kama dambaysa ayaa dhacaysa Isniinta ama salaasada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay