November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Taxanaha Kaaf iyo Kala dheeri oo meel xiise leh maraya: ii imow si deg dega

Taxanaha Kaaf iyo Kala dheeri ayaa maraya meel xasaasi. Roomiyo oo khaati bilaah u Jiro rabanna inuu cidlo uga tago jacaylkiisa oo hore loo khiyaamay. Halka Faynuus Sh Daahir ay deg deg u gaartey  Marisa Kaarbooni.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS