X

Taywaan oo daawo aan la garanayn u soo dirtey Hargeysa

Goosi goosadka Taywaan ee ka tirsan Shiinaha ayaa sheegtay waxa ay ku tilmaantey daawo aan la garanayn oo ay ku sheegtay ka hrtaga Karoonaha u soo dirtey magaalada Hargeysa. Waxayba ku faaneen inay sameeyeen ayuu yiri Xuseen Warsame.


”Waxa aad looga digayaa in daawada oo lagu tijaabinayo masaakiinta Karoonaha ee ku nool maamulka Somalilaan lagu sumeeyo dad farabadan xitaa laga qaadi karo cuduro kale oo aan la garanayn ayuu qabaa Cali Calasow.


Lama yaqaan waxay ka samaysan tahay waa oghnahay Taywaan dirxigey cunaan iskuna dayaan inay sun u soo gudbiyaan wadamada aan dawlad adag ka jirin ayuu raaciyay Xuseen Warsame.



Daawo doofaar iyo dirxi laga sameeyay sideen ugu tijaabin karnaa dadkayaga miyaayba inaga dhaxaysaa qoladaa Taywaan ee qashin kasta cuna ayuu yiri Xirsi Warfaa halista ka imaan karta ayaa ka daran.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.