Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya aaga Canfarta ayaa sheegaya in si xun loo jabiyay Tigree soo safay caruur aan qoriga qaadi karin oo ujeedadoodu ahayd in qabsadaan magaalada Milli ee deegaanka Canfarta.
Magaalada ayaa u dhow wadada ka timaada Jabuuti ee si toosa u tagta Addis ababa oo ay maraan inta badan xamuulka aadaya Itoobiya. Waxay muhiim u tahay dhaqaalaha iyo wax kala iibsiga dalka iyo weliba wax dhoofinta.
Muddo bil iyo badha ayay weerar ku hayeen dhulka Canfarta mana jirto dhul muhiim aoo ay qabsadeen aan ka ahayn tuulooyin u dhow xadka Tigreega iyo Canfarta.
Maadaama dhulku buuralay yahay waxa adag sidii looga garaaci lahaa cirka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay