Timojareyaasha Hargeysa ayaa suuqa ay ka saareen kuwo Itoobiyaana oo shaqaysanaya iyo qaylo dhaan ka soo yeertay. Magaalada Hargeysa iyo magaalooyinka kale ayaa waxa ka xoogsada dad Oromo ah.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5g4qcHcodaE[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS