Wararkii u dambeeyay ee dhaawaca weerarkii argagixisada shabaab ku qaaday huteel SAxafi ee la geeyay isbitaal Banaadir ayaa sii kordhaya. Dadka badankiisa ayaa ku dhintey isqarxin labaad oo ka dhacday dibedda huteelka. Weerarka argagixisada ayaa sidii caadiga ahaa gaari ay ku hor dhifteen albaabka kadibna ay gudaha deg degĀ u galeen huteelka.
Xilliga weerarku dhacay ayaa ahayd xilli salaada laga soo baxay oo dadka badankisu isku diyaarinayeen quraac ayaa la sheegay in uu weerarku dhacay.
Waxa dad badan eeda saarayaan dadka huteelada iska leh oo aan wax masuuliyad ah dhinacooda iska saarin in ay xaqijiyaan amaanka huteelka.
Masuuliyiin u hadlay isbitaal Banaadir ayaa sheegay in dhaawaca ay ku jiraan dad halis ah iyo kuwo fudud. Waxa goobta ku sugan wasiiro ka tirsan dawlada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay