November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Toban ruux ayaan u qabanay xasuuqii argagixisadu u gaysatay dad waajibkii Alle gudanayay+MUUQAAL

Muqdisho–Shir deg deg ahaa oo madaxweynaha iyo golaha wasiitradu yeesheen xalay xasuuqa argagixisada kadib ayaa lagu sheegay in toban ruux oo loo qabtey xasuuqaas ay argagixisadu u gaysatay dad waajibkii Alle gudanaya. Argagixisada ayaa gaalaysay dhamaan Somalida aan iyaga ku jirin sidaana ku xalaalaysatay dhiigooda.

WP_20150221_012

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS