21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Togwajaale oo loo magacaabay maamul cusub oo dhalinyaro ah+MUUQAAL

Togwajaale–Magaalada ku taala xuduuda Itoobiya iyo Somaliya ee Togwajaale ayaa loo magacaabay maamul cusub oo lagu tilmaamay mid dhalinyaro. Cabasho xoogleh oo jufaysan ayaa ka jira Togwajaale halkaas oo dad ka yimi Hargeysa inta badan loo dhiibo xukunka. Lama garankaro in midkani yahay mid kii hore kaliya bedelaya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS