11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Trump oo beentii u horeysay u sheegay dadkii uu duufsadey

Trump ayaa beentii u horaysay u sheegay dadkii uu ku duufsaday in uu dahabkii Maraykanka dib u soo celin doono markii uu sheegay in uu faraha ka qaadi doono sharciga caafimaadka qaybta caymiska ee Obama gudbiyay.

Trump oo wax laga waydiiyay kulanka Obama kadib ayaa ogadey in uu dadka iska naco inta uuna arag uuna sheegay in uu faraha ka qaadi doono qodobo muhiima oo ku Jira caymiskaas.

Trump ayaa malaayiin Maraykana u codeeyeen isagoo u sheegay in dalkooda soo galooti qabsadey oo uu ka sifeyn doono marka uu qabsadaba.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS